Dowladda Soomaaliya oo ciidamo Boolis ah geysay degmada Waajid
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed ka dejisay degmada Waajid ee gobolka Bakool, kuwaas oo loo diyaariyey inay ka howlgalaan saldhigga booliska degmada. Guddoomiyaha degmada Waajid, maamulka iyo saraakiisha amniga ayaa si diirran u soo dhoweeyey ciidamada, kuwaas oo tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa lagu soo dhoweeyey hoolka
The full article is being collected. Available text is shown for now.