Farmaajo oo si adag uga horyimid jadwalka doorashada federaalka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag uga horyimid jadwalka doorashada heer federaal ee maanta uu shaaciyay guddiga doorashooyinka ee lagu muransan yahay. Farmaajo ayaa go’aanka guddiga ku tilmaamay mid hal dhinac ah, isaga oo ka digay in hannaanka doorasho ee dowladda federaalku waddo uu dalka gelin karo doorashooyin isbarbar socda iyo […]
The full article is being collected. Available text is shown for now.